Khatforebyggelse  Projekt

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

home

 

  

  

 

 

 

       

 

Waad ka qaybqaadan kartaa dadaalada loogu jiro kahortago ruugida qaadka, oo curyaamisay bulshada soomaalida meelkasta oo ay joogto,dibada iyo gudaha dalka,

Waxaad uga qayb qaadan kartaa sidaan hoos ku qoran

 

» Usheeg saaxiibadaa inuu qaadku qatar ku yahay mustaqbalkooda Aqoon, shaqo iyo caafimaad..

 

»  Qoraal iyo Fikradaada inaad nugu caawisid sidee ayaad u aragtaa in looga hortegi karo dhibaatada badan oo qaadku umada soomaaliyeed ku hayo

 

»  Iyo wax kasta oo taariikh ah oo ka ogtahy Qaadka.

 

 

 

 

 

 

_______________________________________________________

 

       

 

 

      

................... www.khatforebyggelse.dk E-mail: Kf@khatforebyggelse.dk