|
|
|
Khatforebyggelse Projekt |
|
|
|
|
|
|
| |
|
|
|
|
|
|
|
|
HabF |
Ururka ka hortagida Qaadka: Ururka ka hortagida iyo horumarinta Dhalinyarta, waa urur la dagaalami doona cunida qaadka iyo shaqalaanta iyo waxbarasho la'aanta. waxaa la assasey oktobar 2004, waxaa ilaa hada member ka ah 50 qof. wuxuu ururku kulmaa sanadkii mar, Ururka waxaa taliska mamida , Ahmed A. Warsame Abdirahman Hujale Abdullah gulled Wilwal Abdulkadir Abdullah Ali Hashi iyo kuwo kale oo badan , Ururku wuxuu soodhaweynayaa qofkasta oo doonaya inuu kamid noqdo ururka , Ama caawiyo, oo ka qaybqaato Horumarinta Dhalinyarada Soomalida.
_________________________________________________
|
| |
|
|
www.khatforebyggelse.dk E-mail: Kf@khatforebyggelse.dk | ....................................... | ||