Mashruuca ka Hortaga Qaadka               

Ururka    Horumarinta   iyo    La   Gagaalanka    Dhaqamada    Qaldan.                           Magaalada           Copenhegan             Augost           2005

 

HOME ¦ About Us¦ Activity¦ publications ¦ Be involved¦ contacts ¦  LINKS

ABOUT US

 Activities

Events

                    fuf

Photo Gallery

Video Gallery

Publications  

information pakke

Nordiskreferance gruppe

Lokal resource gruppe

General 

   in

Ka hortaga qaadka

 

Cadowga 1aad ee umada soomalida "Qaad"

 

Mashruucaan oo ah kii ugu horeeyey oo noocaan ah oo lagasameeyey Danmark, ayay shaqadiisu tahay in dadka somalida ah oo degan Danmark gaar ahaan magaalada Århus, looga digo khatarta qaadka  iyo daraagiska kaleba.

 

Waxuu mashruucaani  culayska ugu wayn saari doonaa  Dhaliyarada, si ay u fahmaan dhibaatooyinka qaadku keeni karo, kuwaasoo ay ka midyahiin shaqo la,aan, dhaqaale xum, kiriminal iyo dhamaan sida uu qaadku u hor istaago mustaqbalka dhalinyarada  dhinaca waxbarasho iyo shaqadaba.

         

   ____________________________________________

 

 

 

»

»» Waxaa LADEN ka dhicidoona shir looga wada tashan doono " sababta jaadka loo cuno iyo  sidii loo hakin lahaa "

 Shirku wuxuu dhici doonaa 09. juun, halka loo yaqaan LADEN, ee ku taal xaafada toveshøj.

»» Waxaa kaqaybqaadan kara barnaamijkaan qofkasta oo haya fikrad, ku aadan sidii looga hortegi lahaa ama loo xadidi lahaa ruugtaanka qaadka, oo curyaamisay bulshada soomaliyeed

qoraalo